Tuesday, October 15, 2019

Radio Maanta oo deeq lacag ah gaarsiisay dhibane Cabdullaahi Ganeey (VIDEO)

0
Saturday May 11, 2019 - 17:46:26 in Wararka by
  • Visits: 120
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Radio Maanta oo deeq lacag ah gaarsiisay dhibane Cabdullaahi Ganeey (VIDEO)

    Magaalada muqdisho waxa kunool dad dhibanayaal ah oo u baahan in gurmad beni.aadanimo lo fidiyo,C/laahi ganeey waxa uu ka mid yahay dadka ku dhiban xaafada wajeer degmada kaaraan ee g/banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada muqdisho waxa kunool dad dhibanayaal ah oo u baahan in gurmad beni.aadanimo lo fidiyo,C/laahi ganeey waxa uu ka mid yahay dadka ku dhiban xaafada wajeer degmada kaaraan ee g/banaadir

Waxa uu ladhiban yahay xabad kaga dhacday dhabarka dambe ee jirkiisa oo ku dhawaad 20-sano ladhiban yahay ,C/laahi ayaa u baahan gargaar caafimaad asaga oo sido kale sheegay in dadka wax u awoodi kara ee lasoo gaaraan

dhanka kale c/raxmaan max,ed cali oo ilma adeera ah c/laahi ganeey ayaa kawarbixiyay waxa uuna sheegay inay kudadaaleen hase yeeshe ay awooda usaamixi weysaysido kale waxa uu tilmaamay in meesha ugu weyn ee caafimaad ahaan loogeeyo ay aheed keysaneey hase ahaate aysan waxba uqaban Karin

agaasimaha idaacada manta ee magalada Mogadishu max,ed c/laahi cumar wire ayaa lacag uu kaga soo uruuriyay barnamij loogu magacdaray anfuri walalkaa ee kabaxa idacada manta islamarkasna dhagestayaashu ay kubixiyaan waxii ay u awoodi karan dadka danta yar leh ayaa ugu deeqay c/lahi ganey

ugu dambeen waxa jira dad masaakin ahoo kunool magaalada muqdishu oo ubaahan gargaar beni.aadanimo in lala soogaaro





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.