Tuesday, October 15, 2019

Maanta TV and Radio oo deeq Lacag ah gaarsiiyay Cumar Cabdi Guure oo lixaadka ku beelay Difaaca Qaranka

0
Friday May 10, 2019 - 20:10:33 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanta TV and Radio oo deeq Lacag ah gaarsiiyay Cumar Cabdi Guure oo lixaadka ku beelay Difaaca Qaranka

    Boqolaal dhalinyaro ah ayaa naafo ku noqday difaaca QARANKA kuwaasi oo hada ku dayacan Magaalada Muqdisho iyo gobolada Kale,waxaana ay u baahan yihiin gurmad dadnimo iyo mid dowladnimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal dhalinyaro ah ayaa naafo ku noqday difaaca QARANKA kuwaasi oo hada ku dayacan Magaalada Muqdisho iyo gobolada Kale,waxaana ay u baahan yihiin gurmad dadnimo iyo mid dowladnimo.

Cumar Cabdi Guure Sanadkii 2012-kii ayuu ku dhaawac-may howlgal muqdisho ka dhacay,waxaana rasaastu ka haleeshay qeeybta dambe ee jirkiisa taas oo sababtay in uu lixaadka beelo.

Dhaqaatiirta gudaha waxaa ay sheegeen in aan waxba looga qaban Karin gudaha islamarkaana uu u baahan-yahay in dabiib dibada ah loo qaado,dhowr jeer oo la isku dayay ayeeyna suuragelin.

https://youtu.be/z2ZbITG5Lfw

Cumar waxaa oo rajo-wanaagsan ka qabaa in uu helo caafimaad dibada ah islamarkaana uu noqdo qof reer leh oo mustaqbal hagaagsan helo.

Hadaba si aan u rumeeyno Riyadiisa aan garab istaagno Cumar Cabdi Guure waxaa kala xariiri kartaa Telfoonka ah (0615301764) asiga ayaa leh”aan isku gurmano walaalayaal’

Sidoo kale qofka rabo in uu soo arko waxaa uu joogaa Xaafada siineey ee Degmada Warta-nabada,suuliga iyo jiifka waxaa lagu geeyaa XAMBAAR talaabna ma qaadi karo,CAAFIMAAD buuxa ayaan u rajeeynaa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.