Tuesday, October 15, 2019

Radio Maanta oo Deeq Lacag ah gaarsiiyay hooyooyin ku dhibaateeysan Muqdisho

0
Wednesday May 08, 2019 - 16:31:46 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Radio Maanta oo Deeq Lacag ah gaarsiiyay hooyooyin ku dhibaateeysan Muqdisho

    Hooyo Xareedo iyo Hooyo maryan waa labada ruux oo da'ah waxaa ay ku nool yihiin kaam ku yaala degmada dayniile ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeeyn xarunta degmada,waxaa heeysata xaalad aad u adag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hooyo Xareedo iyo Hooyo maryan waa labada ruux oo da'ah waxaa ay ku nool yihiin kaam ku yaala degmada dayniile ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeeyn xarunta degmada,waxaa heeysata xaalad aad u adag.


Qaar ka mid ah howl-wadeenada warbaahinta Maanta ayaa waxaa ay deeq kooban oo lacageed gaarsiiyeen hooyooyinkaasi,waxaana ay dalbanayaan wali in gurmad lala soo gaaro.

Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa looga baahan yahay in ay ilgooni ah ku eegaan dadkaan masaakiinta ah ee ku jira nolosha adag.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.