Monday, May 20, 2019

Shir u dhexeeya Madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo maanta ka furmaya Garowe

0
Saturday May 04, 2019 - 10:39:00 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir u dhexeeya Madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda oo maanta ka furmaya Garowe

    Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland uu ka furmo shirweyne looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Sare ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland uu ka furmo shirweyne looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Sare ee dalka.


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku wajahan Magaalada Garowe, waxaana hadda halkaasi ku sugan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan marka laga reebo Madaxweynaha Galmudug oo kusii jeedda.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa shalay gaaray Garowe, waxaana xalay halkaasi kulamo kala duwan kula qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Garowe.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay xiisad cusubi ka dhalatay sharci doorasho oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ee dowladda Federalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.