Tuesday, October 15, 2019

Mdaxweyne Farmaajo oo Qahira kula Kulmay Abdi Qasin

0
Wednesday April 24, 2019 - 11:36:54 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mdaxweyne Farmaajo oo Qahira kula Kulmay Abdi Qasin

    madaxweynha soomaaliya maxamad c/laahi farmaajo oo ku sugan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa waxa uu kulan magaaladaasi kula Qadaty Madaxwenihii hore ee Soomaaliya cabdi Qasin Salaad Xasan waxa ayna kawada hadleen Xaalada Guud ee Dalka iyo qaabk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxweynha soomaaliya maxamad c/laahi farmaajo oo ku sugan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa waxa uu kulan magaaladaasi kula Qadaty Madaxwenihii hore ee Soomaaliya cabdi Qasin Salaad Xasan waxa ayna kawada hadleen Xaalada Guud ee Dalka iyo qaabka Soomaaliya loo hormarin karo .

Abdi Qasin ayaa waxa uu sheegay in haatan ay soomaaliya kujirto xaalad aad u adag waxa uuna tibaaxay in caqabada ugu weyn ee heysata Soomaliya ay tahay Dhibaatada ay al shabab ku hayaan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed .

mar uu sidoo kale amniga dalka kahadlayay ayaa waxa waxaa uu shacabka Soomaaliyeed kadalbaday in laamaha amaanka doowlada lashaqeeyaan si loo suga amaanka Dalka Soomaaliya .

Ma ahan markii ugui horeysay oo ay ay qaahira kulan kuqaataan farmaajo iyo Abi Qasin waana markii labaad oo ay Masar ku kulmaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.