Tuesday, May 21, 2019

Gudoomiyaha gobalka bari oo qarax lagu weraray

0
Wednesday April 24, 2019 - 11:29:33 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha gobalka bari oo qarax lagu weraray

    waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax xoogan oo maanta lagu qaaday gudoomiyaha gobalka bari Ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ( Dhedo)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax xoogan oo maanta lagu qaaday gudoomiyaha gobalka bari Ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ( Dhedo)


Gaariga oo ahaa nooca loo yaqaano Toyota Hilux ayaa qaraxa qabsaday xilli uu marayey agagaarka wadada Hotelka Jubba 1 ee Magalada Boosaaso,waxana ku dhaawacmay ilaa Afar askari oo ahaa ilaalada gudoomiyaha.

Sarkaal ka tirsan laamaha amniga magaalada Boosaaso ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxa uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso oo wadada la geliyey,isla markaana ay qaraxday.

Wararka aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in xilliga qaraxa uu dhacayay gudodomiyaha uusan saarneyn gaariga, hayeeshee askarta ku dhaawactay kaliya ay wateen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.