Monday, July 22, 2019

{DEG DEG}Boossaaso oo lagu Dilay sarkaal katirsan ciIdamada Puntland

0
Tuesday April 23, 2019 - 10:53:27 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {DEG DEG}Boossaaso oo lagu Dilay sarkaal katirsan ciIdamada Puntland

    wararka inga soo gaaraya Magaalada Boossaaso ee xarunta ganacsiga Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa lagu dilaya sagaal katirsan kumaandoosta Puntland oo loo yaqaano (PMPF

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wararka inga soo gaaraya Magaalada Boossaaso ee xarunta ganacsiga Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa lagu dilaya sagaal katirsan kumaandoosta Puntland oo loo yaqaano (PMPF ).

Dilka sargaalka ayaa waxaa lasheegay in uu kadambeeyay asgari karirsan ciidamada kumaandoosta puntland waxaa lasheegay in uu askariga iyo sargaaalku ay murmeen kadibna xabad uu furay askarigu uu ku grriyooday sargaalka .

Sarkaal la dilay oo lagu Magacaabi jiray Xasan Mire jaceyl ayaa ka dhacay taliska ciidamada (PMPF). Ee duleedka Boosaaso,waxaana la sheegay in uu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada, kadib khilaaf soo kala dhex galay.


Dilka kadib ayaa waxa goobta  gaaray Ciidamada Puntland ee Saldhigaasi ku sugan ayaa waxa ay  Gacanta ku dhigeen Askariga dilka u geystay Sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland gaar ahaan kuwa Kumaandoosta.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.