Monday, May 20, 2019

Masar iyo soomaaliya oo heshiis gaaray

0
Tuesday April 23, 2019 - 08:54:42 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masar iyo soomaaliya oo heshiis gaaray

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Qaahira, Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ee aanu walaalaha nahay, Mudane Dr. Mostafa Madbouli.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Qaahira, Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ee aanu walaalaha nahay, Mudane Dr. Mostafa Madbouli.


Intii kulanku socday ayaa la iskula eegay xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya iyo dhowr arrimood oo iskaashiga laba dhinaclaha ah oo ay ku jirto isdhaafsiga ganacsiga, waxaa kale oo lagu faaqiday horumarradii ugu dambeeyay ee gobolka iyo dunida.

Magalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa sidoo kale ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo halkaasi kaga qeyb geli doona shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.