
Dhalinyaro tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray Dalka Giriga
Howlgal ay dalkaasi sameeyeen Ciidamada Booliska dalka Giriiga ayaa waxaa ay qabteen in ka badan 60 ruux oo ay ku jiraan Soomaali muhaajiriin ah, kuwaas oo la sheegay in sisharcidarro ah ku galayeen dalkaas.
Howlgalka ayaa waxaa ay ciidamada ku qabteen gaari ay saarnaayeen dalkaasi iyo darawalkii waday oo u dhashay dalka Bulgaria ,xilli uu marayay Magalada Thessaloniki ee dalka Gariigga,waxana gaariga uu sida la sheegay uu watay ruqsad uu ka helay dowladda Bulgaria.