Sunday, September 20, 2020

Shir looga hadlayo Dastuurka Dalka oo Muqdisho ka furmay

0
Saturday April 20, 2019 - 12:22:33 in Wararka by
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlayo Dastuurka Dalka oo Muqdisho ka furmay

    Kulan wada-jir ah oo hay'adaha Dastuurka isugu yimaadeen ayaa wuxuu hadda ka socda Xafiiska Wasaaradda Dastuurka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan wada-jir ah oo hay'adaha Dastuurka isugu yimaadeen ayaa wuxuu hadda ka socda Xafiiska Wasaaradda Dastuurka.


Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa dardargelinta hawlaha dib u eegista Dastuurka.

Waxaa kulankaan ku sugan Wasiiradda maamul goboleedyadda ee dhanka dastuurka, Guddiyadda kala duwan ee qaabilsan dastuurka.

Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoominaya Wasiirka dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.