Monday, July 22, 2019

Maamulka Marka o isbedel lagu sameyay

0
Monday April 15, 2019 - 11:05:38 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Marka o isbedel lagu sameyay

    Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.


Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xoghayaha degmada , iyada oo la Magacaabey 5 kuxigeeno iyo Xoghaye.

1: Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xasan Aadan Maxamed

2: Gudodomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Amiin Sheekh Maxamed.

3: Guddoomiye kuxigeenka Qorsheynta iyo dib u dhiska Saalim Xasan Buraale

4: Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdullaahi Nuur Cali Shaacir.

5: Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Sheekh Xasan

6: Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Marka Maxamed Cusmaan Cali.

Tallaabadaan xilka qaadista iyto Magacaabista Gudoomiye kuxigeenada Maamulka degmada Marka iyo xoghayaha degmadaas ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan guddoomiye Cusub loo Magacaabey degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.