Saturday, October 24, 2020

warar dheeraad ah oo ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo ka dhacay gobolka...

0
Thursday December 27, 2018 - 15:14:41 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    warar dheeraad ah oo ka soo baxaya duqaymo diyaaradeed oo ka dhacay gobolka...

    Wararka ka imanaya gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqaymo xoogan ka fuliyeen degmada Jilib, halkaasi oo ay maamusho xakarada Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqaymo xoogan ka fuliyeen degmada Jilib, halkaasi oo ay maamusho xakarada Al-Shabaab.
Dadka degaanka ayaa waxay kusoo waramayaan in weerarka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay burburiyeen xarun lahayd idaacada ku hadasha afka Al-Shabaab ee lagu magacaabo Andulus.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka ayaa sidoo kale sheegay in duqaynta lagu beegsaday Saldhig ay xarakada Al-Shabaab ku leedahay Jilib, islamarkaana dil iyo dhaawac loogu geystay xubno ka tirsan Shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.