Monday, May 20, 2019

Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya Mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cali Gacal Casir..

0
Thursday December 27, 2018 - 17:24:37 in English News by Radio Maanta
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya Mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cali Gacal Casir..

    agaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa maanta in ay kulan ku yeeshaan Xildhibanada Maamulkaasi, iyadoona looga doodayo mooshin ka yaalo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal casir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

agaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa maanta in ay kulan ku yeeshaan Xildhibanada Maamulkaasi, iyadoona looga doodayo mooshin ka yaalo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal casir.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaankan Galmudug ayaa soo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada caaasimada ah ee Muqdisho.
Xildhibaano gaaraya 89 ayaa Gudddomiye kuxigeynka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug usoo gudbiyay Mooshinka, iyafgoona sheegay in Cali Gacal uu gabay shaqadii loo igmaday waxaana lagu wadaa in maanta laga doodo mooshinkaasi.

Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan jirin Xildhibaano isaga Mooshin ka soo gudbiyay balse ay yihiiin dhalinyaro la isku keenay oo lagu sheegay Xildhibaano,waxuuna intaas ku daray inay jiraan shaqsiyaad fowdo ka dhex wado Maamulka Galmudug.
Sikastaba ha ahaate qilaafka udhaxeeya madaxda ugu sareya maamulka Galmudug ayaa sii xogeestay kadib markii dhawaan madaxda dowlad goboledyada shir ay ku yeesheyn Magaalada Kismaayo ay kaga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.