Thursday, April 25, 2019

Dagaal Saacado badan qaatay oo ka soconaya G/Shabeellaha dhaxe

0
Sunday March 17, 2019 - 12:47:58 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Saacado badan qaatay oo ka soconaya G/Shabeellaha dhaxe

    Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhaxe gaar ahaan deegaanka Cadalle ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada daga deegaankaasi,sida ay idaacada Maata uxaqjiyeen da ku sugan halka uu ka socd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhaxe gaar ahaan deegaanka Cadalle ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada daga deegaankaasi,sida ay idaacada Maata uxaqjiyeen da ku sugan halka uu ka socdo dagaalka.
Dagaalkan ayaa bilawday saakay aroorti waxaana wali lamaqlayaa rasaasta ay isweedaarsanayaan labada maleeshiyo, goobjoogayaal ku sugan deeganaka Cadalle ayaa inoo sheegay in si toos ah dagaalka oo uga socdo Tuulo lagu magacaabo Buurdheere oo ka tirsan toolooyinka hoostaga deegaanka Cadalle ee Gobolka Shabeellaha dhaxe.


Khaqaasro dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada maleeshiyo ayaa jiro sida ay dad deegaanka ay xaqiijiyeen walina dagaalka ayaa socdo.


Warkaan waxii ku soo kordho waan idiin soo gudbin dooona insha allha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.