Saturday, August 24, 2019

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

0
Thursday March 14, 2019 - 16:14:08 in Wararka by
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

    Ugu Yaran 115-ruux ayaa ku dhimatayMozambique, Malawi iyo Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu Yaran 115-ruux ayaa ku dhimatayMozambique, Malawi iyo Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika.

Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay dhibaatooyinka ay sababeen fatahaadahaasi, waxayna ku baaqeen in lagu dhaqaaqo gurmad Bini’aadanimo oo lagu badbaadiyo Dadkaasi.

Ugu yaraan 66 Qof ayaa ku dhimatayMozambique, 45-kalana waxa ay ku geeriyoodeen Malawi, halka 4-kalena ay ku dhimatay K/Afrika, markii Rooobab mahiigaan ah ay ku dhufteen Dalalkaasi.

Dalaka Malaawi iyoMozambiqueayaa wado dedaallo lagu gargaarayo Dadkii ku barakacay fatahaadahaasi, waxaana saadaalinayaa in ay sii socon doonaan Maalinta Jimcaha ah ee soo socota.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.