Saturday, August 24, 2019

Ciidamada Amisom oo qarax lagu la eegtay duleedka Muqdisho

0
Wednesday March 13, 2019 - 11:18:13 in Wararka by
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amisom oo qarax lagu la eegtay duleedka Muqdisho

    wararka idaacada maanta ee magaalada muqdisho ay ka heleyso duleedka magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amisom qarax khasaare kala duwan dhaliyay lagu la eegtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wararka idaacada maanta ee magaalada muqdisho ay ka heleyso duleedka magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amisom qarax khasaare kala duwan dhaliyay lagu la eegtay sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka arbacoow qaraxa ayaa ahaa minada dhulka la geliyo iyadoo lala bartilmaameedsaday kolonyo katirsan ciidamada amisom oo wada deegaankaasi ku socdaalayay.

wararka aan heleyno ayaa intaa waxa ay ku darayaan kadib qaraxa in ciidamada amisom ay fureen rasaas aan loo meel dayin ta oo ay ka dhalan karaan khsaare xoogan walow haatan ay adag tahay in la ogaado khsaaraha rasmiga.

majirto cid sheegatay qaraxan lala eegtay ciidamada amisom balse al shabaab ayaa la tuhmayaa in ay ka danbeeyeen iyadoo haatan uu hakad galay gabi'ahaanba isu socodka gadiidka dadweynaha iyo furnaashaha goobaha ganacsiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.