Saturday, May 25, 2019

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland "Sawirro"

0
Tuesday March 12, 2019 - 20:36:26 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland "Sawirro"

    Ku-simaha Madaxeweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dawlad Goboleedka Puntland oo maanta soo gaaray maga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Madaxeweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dawlad Goboleedka Puntland oo maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho.

Kulan ay yeesheen ayey uga hadleen iskaashiga golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Puntland.

Intaasi ka dib ayaa waxa ay si wadajir ah ay u kormeereen xarunta KMG ah ee uu golaha shacabka ku shiri doono, taasi oo inta laga dhisayo xarunta weyn ee golaha shacabka oo dib u dhis uu ka bilaaban doono Marka xarunta kmg ah la dhameystiro.

Guddoomiyaha golaha Wakiiladda ee Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdi Xakiin Axmed Maxamed ayaa uga mahad celiyay shacabka soo dhoweynta loo sameeyay, wuxuuna sheegay in ay sii xoojin doonaan wada shaqeynta kala dhaxeysa golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.