Wednesday, May 22, 2019

Al-Shabaab oo Aabe iyo Wiilkiisa qafaashay Gal-gaduud

0
Tuesday March 12, 2019 - 15:01:36 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo Aabe iyo Wiilkiisa qafaashay Gal-gaduud

    Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa Wiil iyo Aabbahii ka Af-duubtay degaanka Gal-Qoryaale oo hoos taga Degmada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa Wiil iyo Aabbahii ka Af-duubtay degaanka Gal-Qoryaale oo hoos taga Degmada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud.

Labada Nin ee ay Al-Shabaab Af-duubteen oo lagu kala Magacaabo jiray, Maxamed C/raxmaan Xersi iyo Aabbihii C/raxmaan Xersi Warsame, ayaa la sheegayaa in ay Maalmo ka hor weydiisteen Xoolo iyo Lagaco balse ay ka Biyo diideen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Labada Nin ee ay Al-Shabaab kaxaysteen ay ula dhaqaaqeen dhinaca degaanka Ceel-garas.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay u sheegay in ay halkaasi u direen Ciidamo, si loogu soo furto Gacanta Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.