Tuesday, March 26, 2019

Weerar culus oo lagu qaaday Shabaab ku sugnaa Degmada Cadale

0
Tuesday March 12, 2019 - 09:30:18 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 8
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar culus oo lagu qaaday Shabaab ku sugnaa Degmada Cadale

    Wararka nagasoo gaaraya Deegaano hoos tago degmada Cadale ee gobolka sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar culus oo lagu qaaday Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka nagasoo gaaraya Deegaano hoos tago degmada Cadale ee gobolka sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar culus oo lagu qaaday Al-shabaab.

Weerarka ayaa yimid kadib markii Rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Macawiisleyda ay weerareen Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Masaajid Cali Gaduud,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo socday oo dhaliyey khasaaro laba dhinac ah.

Kooxda Macawiisley ayaa ahShacab is aruusaday, kuwaas oo sheegay inay u dul qaadan waayeen dhibaatooyin ay kala kulmeen Al-Shabaab, waxaana ay inta badan Al-Shabaab kula dagaalameen deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Qasaaro leh dhimasho iyo dhaawac ayaa soo kala gaaray Al-shabaab iyo Ciidamada kooxda macaawisleeyda,sida aan wararka ku heleeyno

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.