Tuesday, March 26, 2019

Arday agoon ah oo helay waxbarasho lacag la'aan ah

0
Tuesday March 12, 2019 - 08:37:10 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 16
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arday agoon ah oo helay waxbarasho lacag la'aan ah

    Waa arday agoon ah oo wax-ka barta Iskuulka Al-mustaqiim dhalinyaro firfir coon oo gacanta ku heeysa ayaa ku beeray Wadaniyad xoog leh oo aad ka dareemi-kareeyso kolka aad la sheekeeysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa arday agoon ah oo wax-ka barta Iskuulka Al-mustaqiim dhalinyaro firfir coon oo gacanta ku heeysa ayaa ku beeray Wadaniyad xoog leh oo aad ka dareemi-kareeyso kolka aad la sheekeeysato.

Iskuulkaan waxaa aas-aasay dhalinyaro gudaha dalka joogo iyo kuwa qurbaha jiro,kuwaasi oo goostay in ay si tucadawacnimo ah wax u baraan ardayda ,agoonta ah iyo kuwa danyarta ah ee ku nool Muqdisho iyo deegaanada u dhaw.

Sidee ayeey u shaqeeyaan macalimiinta iskuulkaan,

Cabdi rashiid Cali Maxamed oo ah Maamulaha iskuulka ayaa Maanta TV u sharaxay cida ka dhaqaallaha ku baxo iskuulkaan.

Talaabadaani ayaa waxaa ay mudan tahay mid la dhiira-geliyo maadaama ay jiraan boqolaal dhalinyaro ah oo waxbartay islamarkaana Awoodo in ay wax u taraan ardayda ,aan awoodin waxbarashada,sidoo kale dadka qurba joogta ah ayaana ina bogaadin muda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.