Monday, July 22, 2019

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

0
Wednesday September 12, 2018 - 18:52:50 in Maqaallo by Radio Maanta
  • Visits: 1258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

    Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya .
Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay DFS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.