Thursday, April 25, 2019

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab

0
Sunday January 13, 2019 - 18:50:53 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhan ah Xarakada Al-Shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhan ah Xarakada Al-Shabaab


General Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu marnaba ku xad gudbi doonin Sharciga u dagsan dalka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa tilmaamay Xarakada Al-Shabaab ee lagu qabto dagaal ama howlgal ay horgeyn doonaan Sharciga.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa ugu dambeynti beeniyay Hadal ay si qaldan u turjumeen warbaahinta, kaasi oo ahaa in la dili doono raga ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto Howlgalada

Ugu Dambeynti, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu xusay in ujeedada Ciidanka Xoogga Dalka uu yahay in ay si adag ula dagalamaan Xarakada Al-Shabaab, Balse aysan ka tagi doonin sharciga iyo kala dambeynta u dagsan dalka.

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8465.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8471.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8472.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8477.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8478.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8483.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8488.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8494.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8496.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8504.jpg https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/01/IMG_8505.jpg

n



isha Sonna


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.