Thursday, March 21, 2019

Al-shabaab oo caawa weerartay qeeybo ka mid ah Muqdisho

0
Friday January 04, 2019 - 21:37:10 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo caawa weerartay qeeybo ka mid ah Muqdisho

    Warar dheeraad ah ayaa ayaa kasoo baxaya weerar caawa kooxo hubeysan ay ku soo qaadeen fariisin Ciidanka dowlada ku leeyihiin Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ayaa kasoo baxaya weerar caawa kooxo hubeysan ay ku soo qaadeen fariisin Ciidanka dowlada ku leeyihiin Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.


Waxaa la sheegay in Ciidamada dowlada iyo kooxda wererarka soo qaaday uu dhaxmaray dagaal socday muddo daqiiqado,isla markaana uu ka dhashay dagaalka khasaaro kala duwan oo labada dhinac ah.

Ilaa iyo hada majiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowlada Soomaaliya oo ku aadan weerarkaan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.