Tuesday, June 25, 2019

Akhriso:-Magacyada Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland oo la Shaaciyay

0
Tuesday January 01, 2019 - 09:40:26 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Magacyada Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland oo la Shaaciyay

    Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan. Xildhibaanadan ayaa laga soo kala xulay deeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan. Xildhibaanadan ayaa laga soo kala xulay deegaanada kala duwan ee maamulka Puntland, waxaana ay dooran doonaan Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA XILDHIBAANADA CUSUB





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.