Monday, July 22, 2019

Qormo:-Awooda Dowladnimo maahan sidaad doonto u adeegso By Abdimaalik Mohamed Hassan

0
Tuesday January 01, 2019 - 01:04:28 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qormo:-Awooda Dowladnimo maahan sidaad doonto u adeegso By Abdimaalik Mohamed Hassan

    Marnaba kuma haboona qof kaa figrad duwan ama ku dhaliilaya in aad u adegsato hanti dowladeed oo aad ku bixiso qarash si dadka qarashkaas qaadanaya ay u bahdilaan shaqsiga kaa aragti duwan ama ku dhaliilaya taasi ma noqoneyso hogaan wanaagsan taasi m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marnaba kuma haboona qof kaa figrad duwan ama ku dhaliilaya in aad u adegsato hanti dowladeed oo aad ku bixiso qarash si dadka qarashkaas qaadanaya ay u bahdilaan shaqsiga kaa aragti duwan ama ku dhaliilaya taasi ma noqoneyso hogaan wanaagsan taasi ma noqoneyso wax adiga nafsad ahaan ku wanagsan hadii lagaa fikir duwan yahay oo lagu mucaarada adiga waxa halkaas kaaga banan in aad qofka aad la kulanto aad ka dhageysato waxyaabaha dhaliisha keenaya iyo aragti duwnaanta qofka maanta aragtidiisa qUyaasaya waa qof aqoon iyo maskax alle siiyay balse hadii aad adiga aad is dhahdo awooda dalka adiga ayaa heysta ee qofkii kaa aragti duwan inaad u adegso awood dowladed iyo qarash dowladeed.


in dalku uu u noqdo mid wanagsanaada mudane dhageyso dhaliilaha laguu so jeedanaya iyo shacabka fikradaha ay qabaaan hadaba intaas hadii aad sameyso waxaa hubaal ah in aad ka guul gaari gartid

ByAbdi Maalik Mohammed Hassan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.