Saturday, October 24, 2020

Bangaladesh: Rohingya laguma qasbi karo in ay ku laabtaan Mayanmar

0
Thursday November 15, 2018 - 15:10:40 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bangaladesh: Rohingya laguma qasbi karo in ay ku laabtaan Mayanmar

    Guddi u xilsaaran kaalmada iyo dib u celinta muslimiinta Rohingya ayaa sheegay in si qasab ah aan loo celin doonin boqolaal kun oo ruux oo ka soo cararay xasuuqii ka dhacay dalka Myanmar,isla markaana haatan ku sugan dalka Bangaladesh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddi u xilsaaran kaalmada iyo dib u celinta muslimiinta Rohingya ayaa sheegay in si qasab ah aan loo celin doonin boqolaal kun oo ruux oo ka soo cararay xasuuqii ka dhacay dalka Myanmar,isla markaana haatan ku sugan dalka Bangaladesh.
"ma jiro qof si qasab ah loo celinaayo siidaasi waxaa yiri,” Abul Kalam oo intaa raaciyay in dadkaasi ay ka soo badbaadeen cadowtinimo ay u muujiyeen ciidamada Myanmar,sidaa daraadeedna waa wax iska caadi ah in ay jiraan cabsi ay ka qabaan dib u noqoshada dalkaasi..

Bangakadesh ayaa maanta oo Khamiis ah qorsheyneysay in ay dib u celiyaan 2,260 –ruux ka dib heshiis laba dhinac ah oo ay wada gaareen dalkaasi iyo kan kale ee Barma bishii October ee la soo dhaafay .

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR iyo hey’adaha samofalka ayaa sidoo kale ka horyimid tallaabada dib loogu celinayo muslimiinta Rohingya ,waxayna sheegeen in aan lagu qasbi Karin ku noqoshada dalka Myanmar


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.