Home Blog Page 4

Digniin:- ha Iibsan Dhul Dhaxaltooyo ah oo ku yaalla Xaafada Raadeelka Degmada Dayniile

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhaxaltooyada Marxuum Maxamud Cumar Faarax waxay ogaysiinaysaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed iyo cidkasta ee uu khuseeyo Ogaysiiskan in dhulka ku yaalla Degmada Dayniille Xaafadda Siisii ee galbeedka ka xiga jidka laamiga ah uu yahay dhul loo heysto milkiyad dhamaystiran islamarkaana uusan soomarin...

DEG DEG:- Odayaasha Dhaqanka k/galbeed oo Sheegay in Dib u Dhac uu Ka Yimid...

Warar naga soo gaaray magaalada baydhabo ee xarantu gumeelgaarka maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka koonfur galbeed ay ku dhawaaqeen dib u dhac ku yimid doorashada madaxweene ee koonfur galbeed .   Waxaa cirka isku sii shareeraya xaalada qasan...

Dhageeyso:- Warka Duhurnimo ee Idaacada Maanta 95.5 Mhz 6-11-2018

Aqristayaasha qiimaha naga mudan waxaa halkaan idinkugu soo gudbineenaa warka subax ee radio maanta waxaa soo jeedinaayo Yaxye Muriidi iyo Xasan Mcalin Cajaaib waxaa idiin farsaneenaayo Cabdiraxmaan xasan Tahliil Halkaan ka dhageeyso aqriste  

Wasaarada arimaha gudaha oo ku baaqdaya in waqtigayda lagu qabto doorashada madaxweene ee k/galbeed

Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u hishiisiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saartay doorashada maamulka k/galbeed taasoo is qabqabsi ween ka dhax taagan ka dib markii ay is casileen gudiga doorashada maamulkaas.   War saxaafadeed ay soo saartay Wasaarda arimaha...

Baadigoob loogu jiro arday lagu afduubtay dalka Cameroon

Dowladda Cameroon ayaa billowday hawlgal ballaaran oo ay ku baadi goobeyso 79 caruur ah oo laga qafaashay iskuul ku qaal qeyb ka mid ah dalkaasi. Rag hubeysan ayaa carruurtan ka qafaashay iskuulkan oo ku yaal Bamenda ee woqooyi galbeed dalkaasi. Ardayda...

Kulan Sanadeedka Golaha Wasiirada oo lagu soo gaban gabeeyay Muqdisho(Sawiro)

Golaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay in la xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha dawladda, dar-rar gelinta dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa, kobcinta dhaqaalaha iyo...

Dibadbax looga soo horjeeda AMISOM oo ka socdo Muqdisho

Dibadbax xoogan oo ay ka qabgalayaan boqolaal dad weene oo ku nool degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir ayaa hada waxa uu ka socdaa Ex koontarool Balcad . Dibadbaxa ayaa dhaliyay ka dib  markii ciidanka AMISOM qarax lagula eegatay isgooska waxyna...

Golaha iskaashiga dowlada gobaleedyada oo cambaareeyay faragalinta dowlada ay ku hayso doorashada k/galbeed

Golaha iskaashiga dowlad gobaleedyada ayaa cambaareen u jeediyay dowlada federaalka ee soomaaliya waxa ayna ku eedeeyeen in faragalin qaawan ay ku hayso dowlada doorashada madaxweene ee koonfur galbeed iyagoona soo dhaweeyay is casilaada ay ku dhawaaqeen qaar ka mida...

Dhageeyso:- Warka Subaxnimo ee Idaacada Maanta 95.5 Mhz 6-11-2018

Aqristayaasha qiimaha naga mudan waxaa halkaan idinkugu soo gudbineenaa warka subax ee radio maanta waxaa soo jeedinaayo Ilyaas Daauud Xasan waxaa idiin farsaneenaayo Cabdiraxmaan xasan tahliil Halkaan ka dhageeyso aqriste

Aqriso:Shariif Xasan oo Xilka qaadis ku sameyay mid kamida Wasiiradiisa

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka looga qaaday Abba Awow Suufi Caffan Wasiir Dowlahii Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed. Wareegtada ka soo Baxday Shariif Xasan ayaa uqorneed sidaan.  

DEG DEG:Dagaal Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Isgooska Ex.Balcad ee degmada Hilwaa ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISO. lagu qaaday weerar ku bilawday Qarax. Dad Goobjoogayaal ah oo ku sugan Isgooska Ex.Balcad lana hadlay Idaacada Maanta ayaa sheegay in Ciidamo ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno riday

Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble (Oday Daalay)  ayaa loo heystaa in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed oo ay kawada tirsanaayeen  Ciidamada Amniga  dilkaasi oo ka dhacay dugsiga taba-barka  Jen. Shirbow 30-ka bishii sideedaad ee sanadkan. Hey’adda...

Golaha shacabka oo akhrinta labaad marsiiyay sharciga hay’adda Naafada Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka BJFS. kulanka oo ay goobjoog ahaayeen 139 xildhibaan ayaa guddiga xuquuqul insaanka ee golaha shacabka waxa ay ku...

Brazili oo laga dalbaday in ay ka laabato go’aanka Safaaradeeda Tel Aviv ay ku...

Jaamacadda carabta ayaa shalay oo Jimco aheyd ku baaqday in Madaxweynaha la doortay ee dalka Brazili Jair Bolsonaro uu dib uga laabto go’aanka Safaaaradda dalkasi ee Israel loogu rarayo Qudus. Hadal uu baahiyay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Ahmed Abul-Gheit...

MOST COMMENTED

Dastuur cusub oo Baydhaba loogu sameynayo maamul goboleedka K/Galbeed Soomaaliya

Magaalada Baydhaba ee gobolka Bay oo shir uga furmay ergooyin ka socda beelaha dega lix gobol oo ku yaala Koonf Galbeed ee dalka, iyadoo...

HOT NEWS