Home Blog Page 287

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la sheegay inuusan tegi karin Degmada Huriwaa

Cali Wardheere (Cali yare) oo xafiiska R/wasaaraha u qaabilsan abaabulka & kicinta bulshadda, haatanna ku sugan Sweden ayaa barta uu ku leeyaha (face book) wuxuu ku sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxéd Nuur (Tarzan)  eedeyntiisa...

African Union calls for more African troops in Somalia

The African Union has backed a call to boost by about a third the number of troops in an African peacekeeping force in Somalia to reinforce a campaign against Islamist militants there who attacked a Nairobi shopping mall last...

Ra’iisal Wasaare Saacid: “Waxaan ugu baaqayaa Umadda Soomaaliyeed midnimo maanta oo ah maalintii Calanka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir Jara’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay maalinta calanka Soomaaliya iyo muhiimada ay u leedahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Ra'iisal Wasaaraha ayaa ummada Soomaaliyeed dibad iyo gudaba...

Barkhad Abdi, ‘Captain Phillips’ Star, On Growing Up In Somalia To Starring

It's that old success story you've heard a million times: Born in Somalia, moved to Minneapolis, now stars in a major motion picture opposite Tom Hanks. Could it getmore cliche? (OK, yes, it could. A lot.) In "Captain Phillips," Barkhad...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi oo xaqiijiyay in 23 qof oo Soomaali...

Maxamed Cali Nuur Amerika Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya  ayaa si buuxda u  xaqiijiyay in 3-dii maalmood ee la soo dhaafay 23 qof oo Soomaali ah lagu xiray garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Danjiraha...

Dab khasaarooyin xoogan geystay oo ka kacay magaalo ku taala dalka Japan

Inta la xaqiiyay 10 ruux ayaa ku naf waayay 8 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab saaka arooortii qabsaday isbitaal yar oo cudurada indhaha lagu daweeyo oo ku yaala koofurta wadanka Japan. Booliska dalka Japan ayaa laga soo xigtay in...

Golaha Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in la gaaray xalka dalka, kuna baaqay in...

Golaha Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la gaaray xalkii dalka, kadib bayaan ay maanta oo jimco ah ka soo saareen magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in kooxihii diinta isku hayay ay kala qeybsameen. Bayaanka Golaha Culimada ayaa umada Soomaaliyeed ugu...

Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay FIFA Futuro III + Sawirro

Gabagabadii tababarka caalamiga ah ee FIFA u qabato macalimiinta garsooreyaasha ee loo yaqaano FIFA Futuro III Course ayaa Soomaaliya waxaa la siiyay kaalinta 1-aad kaddib markii Cali Maxamed Axmed oo ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta la siiyay...

M.GHEDI. “Hal (1) sano oo dowladaan ku dhameysatay wax fiican ayaan soo wadnaa, maxay...

  Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kuwa nool caasimada Muqdisho, waxay aad uga walaacsan yihiin fursada baaxada weyn leh, ee hada  guud ahaan Soomaaliya dul-taagan iyo siyaasadaha is-diidiidsan ee ku saleysan isla-qabweyni aanan loo dhalmin iyo damac-dheerida raqiiska ah  oo...

Wasiirad Fowziyo: “Waan soo dhoweyneynaa weerarkii ciidamada Mareykanka ay ku qaadeen Al-Shabaab”

Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi dheer oo ay siisay Telefishanka CNN waxay ka hadashay xaaladda dalka, waxqabadka Dowladda, aragtida weerarada ciidamada Mareykanka ee ururka Al-Shabaab uu ku baacsanayo iyo arrimo kale. Wasiirad...

Kenyan militant commander named as target of US Somali raid

The target of a failed US navy Seals raid in Somalia at the weekend was a Kenyan who plotted attacks on parliament buildings and the UN headquarters in Nairobi, the Pentagon has confirmed. George Little, the Pentagon press secretary, said...

Sheekh Umal: “Howsha wacyi gelinta ah ma hor istaagi doonto hanjabaadda Shabaab”

Ururka Al-Shabaab ayaa ugu hanjabay Sheekh Maxamed Cabdi Umal inay dilayaan, kaddib markii uu sheegay in weerarkii Westgate Mall ee magaalada Nairobi aanu marnaba la xiriirin jihaad iyo shareeco Islaam toona. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa war ka soo saaray...

Roobab mahiigaan ah oo Muqdisho ka da’aya iyo dagaal xaafadeed ka bilowday Buulo Xuubeey

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka da'aya roobab mahiigaan ah oo socda in ka badan saddex saacadood ayaa wuxuu hakiyay gebi ahaanba isu socodka dadka, gaadiidka iyo goobaha ganacsiga. Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa buux dhaafiyay daadad xoogan oo...

Madaxweyne Xasan: “Booliiska waa inuu dishibiliinka adkeeyaa si shacabka kalsooni looga helo” + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay tababar ay 450 layli saraakiil booliis ah ay muddo 45 cisho ah ku qaadanayaan Muqdisho. Xafladdan furitaanka tababarka Booliiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

MOST COMMENTED

Al-Shabaab oo la wareegtay markab ku soo caariyay agagaarka degmada Warsheekh...

Wararka naga soo gaaraya degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in degaanka Bashaqle oo ku dhow degmadaasi uu ku soo caariyay...

HOT NEWS