string(5) "false"

GE DIGITAL CAMERA

Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa markii ugu horeysay daboolka ka qaaday in hay’ado iyo ganacsato shisheeye ay dhibaato ku hayaan nabadgelyada magaalada Muqdisho, isagoo ka digay in dalka uu ku jiro xaalad khatar ah oo aanay jirin ciidamo Qaran oo awood u leh hanashada nabadgelyada dalka.

(Dhageyso)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here