Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeelle

Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeele Cali C/Laahi Xuseen Guud laawe  in uu Mas’uul ka yahay dhibaatada Maamul ee ka jira gobolka Hiiraan waxa uuna sheegay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay Ogtahay in Cali Guudlaawe siyaasad khalfsan uu ku wado gobolka Hiiraan islamarkaana Madaxweynaha Hir shabeele uusan waxba ka ahayn halkaasi kaliya uu Magaca Madaxweyne uu halkaasi ku joogo

Nabadoon Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay in gobolka Hiiraan Cali Guudlaawe Qofkii uu Rabo uu u soo Magacaabo kii uu rabina xilka ka qaado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*