xasan shiiq Oo Kuwajahan maanta kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee NABADDA & HORUMARKA xasan shiiq maxamuud

xasan shiiq ayaa maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo, oo ay hadda ka socoto qabanqaabada soo dhaweyntiisa, waxaana la adkeeyey ammaanka guud ee magaalada kismaayo

boqolaal qof ayaana Garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo iyo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaana kusugan garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*