Dagaal dib uga qarxay magaalada Mooyaale

Dagaal ayaa mar kale saaka ka qarxay magaalada Mooyaale ee dalka Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayao.

Dad goob joogayaal  ah ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacyaba ay jiraa, isla markaasna labada dhinacba ay dab qabadsiiyeen guryo iyo xafiisyo.

Dad badan oo shacab ah ayaa isaga firxaday guryahooda.

Wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka.

Waxii ku soo mkordho kala soco halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*