Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Dhaxaltooyada Marxuum Maxamud Cumar Faarax waxay ogaysiinaysaa
dhamaan ummadda Soomaaliyeed iyo cidkasta ee uu khuseeyo
Ogaysiiskan in dhulka ku yaalla Degmada Dayniille Xaafadda Siisii ee
galbeedka ka xiga jidka laamiga ah uu yahay dhul loo heysto milkiyad
dhamaystiran islamarkaana uusan soomarin milkiyad Dowlo waxaana
milkiyad u hesta Dhaxatooyada Maxamum Cumar Faarax.

Sidaasi darteed, waxaa la ogeysiinayaa cid kasta ee damac uga jiro in ay
ka digtoonaato in ay hanti iska geliyaaan hadii ay tahay hay’ad iyo
haddii ay tahay shakhsiba, waxii hanti ah ee dhulkaasi la iska geliyana
waa wax ku talagal loo lumiyay.
Wabilaahi towfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here