Warar naga soo gaaray magaalada baydhabo ee xarantu gumeelgaarka maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka koonfur galbeed ay ku dhawaaqeen dib u dhac ku yimid doorashada madaxweene ee koonfur galbeed .

 

Waxaa cirka isku sii shareeraya xaalada qasan ee ka jirta maamulka K/Galbeed taasoo indhaha ay ku hayaan dhamaan dadka falnqeeyo siyaasada soomaaliya lama oga xaladan taagan halka ay ku dhamaan doonta .

 

Wixii warara ee ka soo kordha xaaladaan siyaasadeed ee ka jirta K/Galbeed waxaa tihiin kuwa ugu horeeyo ee la socon doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here