Dibadbax looga soo horjeeda AMISOM oo ka socdo Muqdisho

Dibadbax xoogan oo ay ka qabgalayaan boqolaal dad weene oo ku nool degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir ayaa hada waxa uu ka socdaa Ex koontarool Balcad .

Dibadbaxa ayaa dhaliyay ka dib  markii ciidanka AMISOM qarax lagula eegatay isgooska waxyna halkaas ku dileen dad rayida oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay

Wixii warar kusoo kodha waan idinla socodsiin doonaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*