Golaha iskaashiga dowlada gobaleedyada oo cambaareeyay faragalinta dowlada ay ku hayso doorashada k/galbeed

Golaha iskaashiga dowlad gobaleedyada ayaa cambaareen u jeediyay dowlada federaalka ee soomaaliya waxa ayna ku eedeeyeen in faragalin qaawan ay ku hayso dowlada doorashada madaxweene ee koonfur galbeed iyagoona soo dhaweeyay is casilaada ay ku dhawaaqeen qaar ka mida xubnaha dowrashada k/galbeed.

Golaha ayaa sheegay ilaa boqol xildhibaan oo ka mida mudanyaasha k/galbeed in ay ku suganyihiin magaalada muqdisho  si loo siiyo lacaga laaluush ah sida lagu yiri warsaaxaafadeedka kasoo baxay golaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*