Aqriso:Shariif Xasan oo Xilka qaadis ku sameyay mid kamida Wasiiradiisa

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka looga qaaday Abba Awow Suufi Caffan Wasiir Dowlahii Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed.

Wareegtada ka soo Baxday Shariif Xasan ayaa uqorneed sidaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*