Aqriso:Guddoomiyihii Magalada Baladweyne oo Xilka qaadis lagu sameeyay

Maxmed Cali Caadlle Wasiirka arrimaha gudajha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleydka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis  waxaa uu ku sameeyay guddoomiyhii Magaalada Baladweyne Maxamed Cusmaan Qalaafow ,isagoona magacaabay guddoomiye cusub.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleydka Hirshabeelle  ayaa Maxamed Axmed Ibraahim(Foodcadde) u magacaabay guddoomiyaha Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Halkaan ka Aqriso Wareegatada lagu magacaabay guddoomiyaha magaalada Baladweyne.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*