War-Murtiyeed Laga Soosaaray Shirkii Garowe Ee Gudiyada Dastuurka

War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka kaasoo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garowe.

Madasha ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay si deg deg ah u dhameeyaan Khilaafka ka dhex taagan si loo soo Afjaro dib u eegista dastuurka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*