{Aqriso} ” Ajandaha Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Shaaciyay

xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta oo arbaco ah waxa ay xarunta golaha shacabka ay ku yeelanayaan kulankoodii caadiga ahaa.

Ajendaha kulanka Maanta ay xildhibaanada kaga hadli doonaan ayaa ah Xisaab xirka misaaniyadda dowladda 2017 .

Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

kulankan ayaa waxaa la filayaa iney kasoo qeeyb galaan masuuliyiin katirsan wasaarada maaliyada xukuumada soomaaliya kuwaasi oo xildhibaanada la wadaagi doona xisaab xirka misaaniyadda dowladda ee sanadkii tagay ee 2017.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*