DEG DEG: Qarax Khasaaro Geestay oo Ka Dhacay Baladweyne

Wararka inaga soo gaarya Gobolka Hiiraan Waxaa Ay Sheegayaan in Qarax Nuuc Miinada Dhulka Lagu Aaso Lala Eegtay Kolonyo Ay La Socdeen Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom.

Dad Goobggayaal ah oo Ku Sugan Baladweeyne  ayaa inoo Xaqijiyay Qaraxaasi Ayaagona sheegay in ay Maqleen Rasaas ay Fureen Ciidmada Qaraxa Lala Eegtay.

ilaa Iyo imika Macada Khasaraha uu Geesaatay Qaraxaasi Miino.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*