Faah faahin:Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo lagu dilay Gaalkacyo

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta vgobolka Midig aya waay ku waramayaan in goordhow oo geeriyooday Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka shaqeenayay Idaacda Codka Nabada ee Magaalada Gaalkacyo, siduu ku soo waramayo Waryihaeena Maxamed CUMAR Boltoon.

Wariye C/risaa Siciid Cismaan ayaa Xalay kooxo ku hubeysan Toorey waxaay ku dhaawacen Magaalada Gaalkacyo dhinaca uu ka aramiyo maamulka Putland xili uu ka baxay xarunta Idaacada Codka Nabada.

Kooxihii wariyaha dilka ugeestay ayaa goonbta ka baxsady ilaa iyo haatan lama sheegin waxyaabaha sababay dilka Wariye C/risaaq siciid Cismaan.

Wariye C/risaaq ayaa caan ka aha magaalada Gaalkacyo, waxaana walaac ka muujiyay dilka wariyahan wariyaaysha ka hawlgala warhaabinada  kala duwan ee Gaalkacyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*