Dowlad Goboleedyada oo Shuruud adag ku xiray wada hadalka Dowlada Soomaaliya….

War qoraal  ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaaa waxay ku so hadal qaadeyn Shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isugu yeeray Golaha Amniga Qaranka oo ay qeyb ka yihiin Dowlad Goboleedyada dalka.

Dowlad Goboleedyada ayaa shuruud adag ku xiray shirkaasi.

Halkaan Hoose Ka Aqriso Warsaxaafadeedka ay so saareen Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*