Madaxweynihii hore DDSI oo la Kordhiyay Waqtiga Lagu Baarayo Danbiyada loo heysto..

Iyada oo lagu waday Maanta oo Jimca ah inuu Maxkamada ka soo muuqdo Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa warar soo baxaya waxay sheegayan in waqti dheeriya lasiiyay Xeer  Ilaalinta Itoobiya.

Madaxweynihii hor ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Iley ayaa  ku eedeysan inuu geestay xadgudubyo ka dhan ah bini aadamka oo ay kamid yihiin dilal iyo Barakicin.

Xeer ilaalinta Itoobiya ayaa horay uqabsatay ,udo 10 cesho ah oo ay maanta ku akeed waxaana haatan la sheegaya in waqtiga loo kordhiyay si ay baaritaan dheerad ah ugu sii sameeya danbiyada lagu soo edeeyay.

Dhanka kal dhawaanahaan waxaa soo ifbaxayay warar sheegaya in Cabdi Maxamuud Cumar jiridil xoogan loogu geestay xabsiga oo ku xiranyaahy kaasi oo ku yaala magaalada Addis Abba ee caasimada u ah Dalka Itoobiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*