Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD.
Shirakn ay yeelanayaan Uruur goboleeedka IGAD ayaa waxaa markii ugu horeesay ka qeyb galaya Madaxweynaha dalka Eritrea,waxaana lagu wadaa in lagu ansixiyo in Dowlada Eritrea ay xubin ka noqoto Ururka IGAD

Sidookale shirkan maanta ufurmaya wadamada ku midoobay Urur goboleedka IGAD ayaa lagu gorfeyn doonaa isbadlka ka dhacay Gobolka iyo wadahadahalada guuleestay ee dhexmaray dowladaha Itoobiya iyo Eritrea.

Sikastaba ha ahate dowlada Eritrea ayaa 11 sano kadib waxay ka qeyb galeysa shirka Urur goboleedka IGAD, waxaana la filayaa in laga soo saaro warmurtiyed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here