Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya .

Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna  shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay DFS.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*