Howlgalkaan oo laga fuliyay degmooyinka Waabari iyo Xamar jajaab ayaa waxaa Fuliyaya ciidanka nabad sugda soomaaliya iyo waliba Kuwa midowga africa ee AMISOM

Afhayeenka Wasaarada Aminiga Ee Xukumada Soomaaliya Maxamed yuusf ismaan ayaa saxaafada u sheegay wax yaabaha ay ku soo qab qabteen

soo Jeediye Wariey  C.salaan Cali Xuseen