ayadoo dhawaan ahlusuna ay ku dhawaaqday maamul ay ku sameesanyihiin Gobolada galgaduud iyo Galmudug iyo hiiraan

dhuusa mareeb waxaa maanta ku kulmay ergada soo dooraneysay madaxweynaha Gobolada dhxe

Ergada madaxweyne u doorteen shiikh maxamed shaakir

ayadoona uu cod aqlabiyad leh uu ugu guuleestay doorashada maanta ka dhacaday dhuusa mareeb

Waxaa Radio Maanta Arintaasi kaga Warbixiyay Maxamed Maxamuud Shooble Oo ah mid ka mid ah Ergada ka qeyb gashay shirka

download