Waxaa goor dhaweyd qarax uu ka dhacay agagaarka garoonka horseed magaalada Muqdisho. Qaraxan waxaa ku dhintay 12 qof.
Waxaa sidoo kale sheegayaa in qaraxan lala bartilmaameedsaday wafdi ka socday dalka Imaaraadka carabta.
Waxaa muuqda oo la arkayaa maydad iyo dhaawacyo yaala meesha uu qaraxu ka dhacay. Sidoo kale dhiigii dadka ayaa ka weli lagu arkayaa.
Alshabaab ayaa caadiyan waxay magaalooyin badan oo soomaliya ku yaala ka fuliyaan qaraxyo ismiidaamin ah

Goob Jooge ku sugan halka uu qaraxa ka dhacay ayaa Radio Maanta u sheegay waxa uu maqay ama arkay qaa