BeledweyneTaliyaha Sector 4 ee Ciidamada Amisom oo dhalashadiisu tahay Jabuti oo lagu Magacaabo Kornel Cabdiraxman Dhimbil oo ku Amraya in Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Hiiraan Sheikh Xuseen Cismaan Cali laga Saaro Garoonka Diyaaradaha Baledweyne Xili Wafdi Dowlada dhexe la sugayay in la soo dhaweyo.
Gud. Kuxigeenka ayaa ku Calaacalaya Dhulkan ayaan leeyahay Sarkaalka Jabutiyaanka wuxuu leeyahay meel aad leedahay garanmeyo
Kadibna wuxuu ku Amray Askari Ciidanka ka tirsan in Dibada loo saaro Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Ahna sii haya Xilka gudoomiyaha oo Safar uga maqan Gobalka.
Sargaalka Reer Jabuti ee Madaxda ka ah qeybta 4aad ee Ciidanka Amisom ayaa xiligan madax ka ah Gobalka Hiiraan Amarkiisa ayaa shaqeynaya Canshuurta laga qaado gaadiidka Gobalka isaga ayaa lagu wareejiyaa Ciidamada iyo Shaqaalaha kale ee dowlada Midna lagama siiyo wax mushar ah.
Waxaana ku Og Madaxweynaha Dalka sababtoo ah markii la arkay isqabqabsiga ka dhex jira dadka Gobalka daga oo aan waxba isku ogoleen.
Muqaale kale isagoo la Tumanaayo Gabar Gudoomiye ku xigeen ka aheed Ururka dhalinyarada Gobalka oo Muno Xasan Maxamed lagu magacaabo qeybta labaad ee Sheekada ayaan ku Arki doontaa iyo Ciidamada Jabuti ee Buloburte joogo oo Gabdho Masaakiin ah Cunto siinaya ka dibna u galmoonayo.
Ciidamadii dowlada oo ina raashin ka dhiganaya cunta ay soo reebaan Ciidanka Amisom rafaadka haysta aawgeed iyadoo qaar badan ay ka goosteen Difaacii lagu